Subxanallah:Daawo nin Caan ah oo diinta u gafay.

Share With Your Friends

Muuqaal baraha bulshada kasoo muuqday arbacadii ayaa waxaa aadaanka salaadda ugu gafay guddoomiyaha gobolka mudug Cabdiladhif sanyare.

Guddoomiyaha ayaa sheegay asagoo meel xaflad ka hadlaya, in masaajidka uusan ku tukan, aadaanka salaaddana uu dhibayo.
Dadweynaha soomaaliyeed ayaa arrintan si weyn uga falceliyay.

Muuqaalka oo dhamaystiran dhanka hoose ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!