Share With Your Friends

Waxaa oohin afka furatay xaaska Dayax dalnuurshe kadib markii ay ku qabatay asagoo ku siigeysanaya Muuqaal anshax xumo oo si qarsoon looga duubay Cayuuni qurux bilooyin ka hor.

Arrintan ayaa sababtay isku dhaca Dayax iyo xaaskiisa farxiya boss. Mid kamid ah dadka deriska, si gaar ahna ay isugu dhowyihiin Dayax, ayaa inoo sheegay in Farxiyo ay tarmuus dhabarka kaga dhufatay Dayax taasina ay horseeday in Dayax uu isku xiro qolkooda jiifka si uu uga badbaado xanaaqa xaaskiisa.

Waa markii saddexaad oo Dayax lagu soo eedeeyo fal noocaan oo kale ah.Marqaatiga oo codsaday inaanan magaciisa si toos ah u shaacin ayaa sidoo kale sheegay in Farxiyo ay dalbatay furriin degdeg ah balse ugu dambayntii ay arrinta xalliyeen odayaasha xaafadda.

29 thought on “CEEB: Farxiyo oo kuqabatay dayax dalnuurshe oo daawanyo muqaalkii anshax xumada ahaa ee laga duubay cayuni qurux bilooyin ka hor”
  1. canadian online drugs [url=https://canadapharmast.online/#]canadian pharmacy victoza[/url] pharmacy canadian

  2. First off I want to say great blog! I had a quick question that I’d like to ask
    if you do not mind. I was interested to find out how you
    center yourself and clear your head before writing. I have had a
    hard time clearing my mind in getting my thoughts
    out. I truly do enjoy writing but it just seems like the first 10 to 15 minutes are usually lost simply just trying to figure out how to begin. Any suggestions or tips?

    Thank you!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content