Share With Your Friends

Boss bass ayaa weerar afka ah ku bahdilay fannaanadda da’da weyn ee Feynuus sheikh dahir. Wwaxa uu sheegay feynus inay tahay af-hayeenka Abukar mahdi, uuna u adeegsado barnaamishyada xasaasiga ah ee uusan doonayn inuu faraha la galo.

arrintan ayaa imaaneysa, kadib dagaal dhawaanahan u dhaxeeyay qaar kamid ah jilayaashii kooxda qootoqooto oo illaa iyo haatan dagaalkoodu cirka isku sii shareeraya. Boss bass ayaa ka dhawaajiyay inuu booliska ku dacweeyay Abukar, uuna sharciga ka war sugi doono.

Mama feynuus oo lagu yaqaanno garab istaaga Abukar mahdi, ayaanan wali ka hadlin hadallada Boss bass uu bartiisa youtube ku shaaciyay.

Muuqaalka oo aan si hoose usoo helnay halkan ka daawo

https://youtu.be/kJ90aUHopoo
2 thought on “DEG DEG:Boss bass oo baalasha ka rifay fannaanad caan ah.”
  1. neurontin 300 [url=http://gabapentinneurontin.pro/#]neurontin oral[/url] neurontin 300 mg tablets

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!