FARXIYA KABAYARE OO AFKA FURATAY KARBAASHTAY MOHAMED BK OO FANKA KABIXI RABA!
Fannaan Mohamed BK oo Fanka Joojinaya ama isaga baxaya dhawaantaan. Waxaa qoray fannaankii hore Axmed Biif (Axmed Kheyr). Markuu Bartiisa Facebook soo dhigay sawir asaga iyo Mohmed Bk: Walaalayaal sawirkan waxaan galnay 4 sanno ka…