DAGAAL CULUS: Sharma Boy oo live ku karbaashay Ilkacase Qeys. Daawo Muqaal
Ayaantaan ayaa waxaa barta baraha bulshada qabsaday labada fanaan ee Rapka ku heesaa. Kuwaasoo heeso culculus hawada isku marinaayey. Dad badan ayaa kala taageeray fanaaniinta kuwaasoo midba midka kale difaacayo. Bulshada ayaana heesahooda siweyn ufalanqeynayeen….