Share With Your Friends

DIGNIIN⚠️
maadama oo heer kulka deegaanada Soomaalidu aad usii kordhaayo welibana uu weheliyo huur aad u sareeya waxa haboon inaad talaabooyinkan qaaddo:

  1. Qalabka electronic-ga sida computerka iyo mobile ha kaga tagin meel qufulan ama xidhan iyagoo dabka ku jira. Huurka iyo korontada dabku waxay iska kaashan karaan inay qarax sameyso aalada dabka ku jirtaa.
  2. Ubadka yar yar Ha kaga tagin qol aad dusha kaga sii xidhay siday dumarka qaar kood sameeyaan waxa suura gal ah inay neef qabatooban huurka jira awgii markaad qol yar oo meel walba ka xidhan aad kusii qufusho adigoo isleh hawl deg deg ah soo qabso.

3.Mobile ka dabka ha ku isticmaalin xiliga kulayl ka badani jiro,waxa jira mobilo sidooda iskaga kululaada oo aan iska xejin karin huurka iyo kulaylka maalintii marka ay dabka ku jiraan waxaanay keeni karaan radiation fara badan oo wax ku yeeli kara iyo qarax lama filaan ah.

  1. Dukaamadda talaagadaha ama qaboojiye yaasha isticmaala waxa la gudboon inay qaboojiyaha ubanneeyaan meelo uu laydha ka qaadan karo amaba ay marawaxad u gaar ah u sameeyaan. Sababtoo ah talaagadu way kululaata markay cabbudho kadibna amaankeeda layskuma halayn karo xiliga kulaylaha

By Khadar

15 thought on “DIGNIIN DIGNIIN UMADA SOMALIYED”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!