Share With Your Friends

DEGDEG:Garaadada SSC-Khaatumo iyo Cuqaasha Somaliland Wadahadal usocda Hada War Ka soo baxay Waxa meel Gabogabo ah Maraaya Wada Xajood hoose iyo isfahaan Laba dhaqan Ee suldaadiinta Somaliland iyo Garaadada ssc khatumo Sidii colaada looga Hor Tagi Lahaa in marlabaad Dagaal Dhaco.
Sidoo Kale, Waxa isfahan in laga Gaadho ku dhow maxaabista Laascanod iyo Qodoobo kaloo Xasaasiya
Waxa Suurta Gal Ah In Bacdal Ciidka Labada Dhaqan Kulmaan kulankaas
Oo Xukuumadu Ka Madax Banaantahay
Gudidan Oo Ka kooban labada Dhinac Ee Somaliland iyo SSC KHAATUMO Ayaa Kulamadasi 80%gaboobago ku dhow
Dhaqanka Somaliland ayaa dorkaan si middaysan Uga Qayb qadanaya Si ka duwan Ergadii dhaqanku ku qaybsamay mudadii ergada dhaqanku sool u anbobaxayeen
Xogta ilo lagu kalsoonyahey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content