Share With Your Friends

Klanka Qamiis laha ee xukuunada Somalia ayaa lagu goaamiyey in xiriirka loojaro dowlada Itoobiya oo faragalin mar kale sameysay gudaha dalka Somalia.

Kadib markii heshiis maamuul goboldeedka Punland iyo Itoobiya ey heshiis lageen arbacadii.

Waxey ey xukuumadu xirtay qunsuliyadaha Hargeysan iyo Garoowe ey ku leeyihiin Itoobiya. Waxaana loo qabtay hal isbuuc iney xiraan dalkoodana kulaabtaan.

Waxaa sidoo kale dalkiisa loodiray safiirka Itoobiya ee Somalia ufadhiyey Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!