Share With Your Friends

Caasimada Ruusha Moskow ayaa ayaa waxaa weerar ba,an ka geystay argagixiso. Bandhig faneed lagu qabtay tiyaatar ayaa halmar isku badalay meel meyd iyo xabado ka dhacayaan.

Argixisada ayaa xabado lasoo galeen meesha kadibna dadka rasaas kufureen. Waxaana sidoo kale la qarxiyey goobta. Ragii falkaan sameeyey ayaa usii baxsadeen halkaas iyo xaduuda Yukreyn. 150 km ayagoo ujira iney galaan wadanka Yukneyn ayaa ciidamada Ruushka ey qabteen ayaga iyo baabuurkoodii.

Weerarkaan waxaa sheegteen kooxda Isis laakiin Ruushka iyo dadka falanqeeya ayaa sheegaya in Yukreyn, Israiil iyo Mareynkanka ey ka dambeeyaan. Xataa waxaa la leeyahay ururka midowga Yurub in ayaguna gacan ku leeyihiin weerarkan.

Waxaa lasoo qabtay nin kasoo dagaalamay Siiriya oo asalkiisu yahay siiriyaan oo lagu magacaabo Abdulhakim Shishani. Wuxuu usoo shaqeeyey Mareynkanka , Israiil hadana ushaqeeyay Yukreyn. Kaas oo ah hoyaamiye ciidan, dagaalo kala duwana kasoo qeyb galay. Hada siweyn u caawinaya sanadihii lasoo dhaafay wadanka Yukreyn oo dagaal kula jirta dal weynaha Ruushka.

Warbixinta oo Dhameystiran Kadaawo Muqaalka Hoose:

58 thought on “WEERAR WEYN ARGAGIXISO OO KA DHACAHAY RUUSHA / KUWII GEYSTAY OO LAQABTAY”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!