Share With Your Friends

Silama filaan ah ayuu yurub ku galay dalkaas Ruusha ee xaduuda la leh qaarada Yurub iyo Aasiya. Baaba Jey waa majaajileyste caan ah oo filimaanta turjumaantiisa kusoo caan baxay. Kadibne baraha bulsha kusoo biira dhowrkiisano ee ugu dambeysay.

Waxa uuna kusoo gudbiyaa baraha bulshada tartano qosol iyo qaraaxo ah oo bulshada gaareysay malaayiinta ee barahiisa bulshada ey la dhaceen.

Videogaan hoose ayuu uga sheekeynayaa sida uu ku galay Ruusha. Qeybta koowaad daawo

12 thought on “BABA JEY OO RUUSHKA GALAY SIDUU KU GALAY LA QEYBSADAY TAAGEERAYAASHIISA BARAHA”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!