Share With Your Friends

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa bartiisa Instagram-ka ku baahiyay qoraalkaan oo uu ku boggaadinaayo horumarka dhanka ciyaaraha iyo is dhexgalka bulshada ee ka socda waddankeenna Soomaaliya.Madadweynaha FIFA ayaa soo qaatay labadaan sawir oo laga qaaday ciyaartooyda iyo taageerayaasha ciyaartii Galmudug iyo Banaadir oo Galmudug ay ugu soo gudubtay kama dambeysta tartanka.

41 thought on “MADAXWEYNAHA FIFA OO KUBADA CAGTA DOWLAD GOBALADEEDKA SOMALIA AMAANAY!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content