Share With Your Friends

Fanaanka Iidle Yare oo loo ya qaano Mr Copy ayaa iska markiiba lawareegay heesaha fanaanka Mohamed Bk oo isbuucaan shaacin doona kabixistiisa fanka.

Iidle Yare ayaa soo qaadi jiray heesaha fanaaniintii hore sida Xassan Aadan Samatar iyo kuwa kale. Fanaanka Iidle Yare ayaa lagu yaqaanaa kaftan iyo qaraaxo marka laga soo reebo hibadiisa faneed.

Barahiisa bulshada ayuu ku shaaciyey in uu la wareegayo heesaha Mohamed Bk maadaama uu fankii kabaxday. Waxa uuna kusii daray anigu fanka waan kusii jiraa wixii kabaxayo haka baxaan.

61 thought on “IIDLE YARE: HEESAHA MOHMED BK ANAA LA WAREEGAY QOF IGUMA QABSAN KARTO! THANKS BK ?”
  1. canadian pharmacy meds [url=http://canadianpharm.guru/#] canadian pharmacy ltd[/url] medication canadian pharmacy

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!