Share With Your Friends

Baraha Bulshada ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey lagu arkaayey aroosyo cajiib ah. Kuwaas oo horey loo arkin waxaana siweyn loo hadal hayaa ilmaha yar yar oo loo guuriyo qof kaweyn kuwaas oo mustaqbalkooda in ey ku ciyaaraayaan loo arko.

Waxyaabo badan ayaa sababi karaa in qof yar oo gabar ama wiil ah guur ka ogolaado qof weyn. Waxaa laga yaabaa iney/inuu kasoo jeedo faamili iska danyar oo hanti saas ah heysan. Ama guurka loo arko waxa kalaliya ow qofka markuu yar yahay oo dareenkiisi gaaro qaan gaar ubaahan yahay guur xalaal ah.

Barta Tiktok ga waxaa ayaan taan lagu arkay haweeneey guursatay wiil kayar kaasoo wax badan kayar laguna qiyaasay in ey dhali karto da,ahaan. Lamaanaha ayaa iska soo duuba videoyo dadka kuxiran Tiktok usheegayaan in eysan is dhalin balse ey yihiin lamaane isku qanacsan.

Sida ey sheegtay guurka dartiis ayeey ugu soo guurtay magaalada Muqdisho una timid xeryaha qaxootiga ee dhagaxley Kenya. Sidoo kale wiilka ayaa guur horey usoo maray kaasoo heysta afar caruur ah. Waana 18 jir hada waxa uuna marayaa guurkiisii labaad.

Lamaanaha ayaa si joogta ah noloshooda ula qeybsada dadka kuxiran bartooda Tiktok. Istarlin iyi Ibraahim was lamaane nolosha iskula farxsan meesha ey joogaan ku qanacsan. Istarliin was haweeney la shaqeysata marinta cilaanka. Istarliin ayaa sidoo kale sheegtay in uu xaajigeeda yar ee Ibraahin la xaruunsanyahay iyo taasoo ka dalbatay dadka kuxiran in ey soo duceeyaan.

8 thought on “WIILKII YARAA EE HOOYADIIS GUURSADAY OO CISBITAALKA LOO ORDAY KADIB KULANKII ADKAA EE JIMCAHA!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!