IIDLE YARE: HEESAHA MOHMED BK ANAA LA WAREEGAY QOF IGUMA QABSAN KARTO! THANKS BK ?
Fanaanka Iidle Yare oo loo ya qaano Mr Copy ayaa iska markiiba lawareegay heesaha fanaanka Mohamed Bk oo isbuucaan shaacin doona kabixistiisa fanka. Iidle Yare ayaa soo qaadi jiray heesaha fanaaniintii hore sida Xassan Aadan…