DAAWO AROOS CAJIIB AH FARTUUN BALBALAARKA OO GUURSATAY NIN KALOO CAAN AH.
Fartuun balbaarka oo aheyd gabar youtubered dhanka kalena ah fanaaanad ayaa guursatay wiil lagu magacaabo cismaan diamond kaas oo jaceel fara badan kala dhaxeeyay. fartuun balbaarka ayaa ah hooyo heysato sedex caruur in mudo ah…