Share With Your Friends

Maryan Ahmadey oo gabar caan ka ah baraha bulsha taasoo Make upka gabdhaha umarisa kuna nool caasimada Somalia ee Muqdisho.

Waa gabar firfircoon oo shaqo aruuri ka sameysay Muqdisho kadib markii ey furatay goobo ey ku qurxiyo gabdhaha soomaaliyeed ee aroosyada iyo xafladaha taga taasoo kusoo kordhisay waxyaabo badan.

Kadib codsi ey ka dalbatay fanaanka Qamar Sugaani ey siwey utaageeryo in ey hees uqaado kaasoo ku sugan Muqdisho hada ayaa uqbalay. Heestaan cusub ayaa muuqaalkeeda laduubay waana soo baxday.

Dad badan baraha bulshada dacaayad kasameeyey ayagoo isku barbar dhigaya labo sawir oo midna makeup umarsan midna aan umarsaneyn. Taasoo oo u ku jawaabtay ” nagu xanto in lagu xasuusto ka horeyso” . Sheegtay in dad badan ey isku dayaan in ey carqaladeeyaan markasta.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL MARYAN AHMADEY UGA HADLEYSO ARIMO BADAN.

45 thought on “DAAWO MARYAN AHMADEY OOHIN LA DHACDAY! KADIB MARKII LAGA FAAFIYAY SAWIRO IYO MUUQAALO SIR AH”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!