Share With Your Friends

Fanaanda iyo majaaleysada weyn ee Faadumiina ayaa dagaal culus dhax maray taasoo codad hada leysku mariyey barts WhatsApp ka. Faadumiina ayaa ah shaqsiga siweyn tan ilaayo ow Abuukar Mahdi bilaabay filimada ana musalsada kabaxa Universal TV shaqsiga kasoo muuqday si mugleh.

Faadumiina oo dhawaanahan ey dhimatay hooyadeed ayaa ku jirta xaalad adag. Taasoo aan ka helin tacsiyeeyn dadka qaar ow Abuukar Mahdi kamid yahay.

Bartiisa facebookga ayuu Abuukar Mahdi soo dhigay sawirka Faadumiina kaasoo leh in ey kujirto filmka cusub. Faadumiina ayaa aragtay oo layaabtay beenisayna in ey kujirto filma cusub waxna eysan ka ogeen. Taasoo sheegtay in uu sawirkeeda ku qaraabanayo.

Codad kulkulul ayaana hada leysku mariyey qeybta group chatka WhatsApp ka kaasoo fanaaniin badan kujiraan iyo majaajileystayaal ee bahda Universal TV filmada usameysa.

Waxaana la arkaayey Farxiya Fiska ey yihiin saaxiib dhow Faadumiina oo Abuukar Mahdi gaari lasaaran oo leh filmka cusub ayaan soo duubeyna. Taasoo shaki galineysa in dagaalka ey saaxiibteed kula jirto eysan daneynin.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALDA SIRTA CODADKA:

https://www.youtube.com/watch?v=qYckm8gc_-M
18 thought on “DEG DEG SIR: FAADUMIINA ABUKAR MAHDI JIRKA DUMARKA AYUU KA GANACSADAA! FISKA OO MUUQAAL LASOO DUUBTAY ABUKAR!”
  1. online canadian pharmacy review [url=https://canadapharmast.online/#]canadian pharmacy no scripts[/url] canadian pharmacy world

  2. Только что решил обновить остекление балкона в квартире. По совету друзей выбрал компанию “Практика Комфорта”. Честно говоря, в восторге сервисом! Мастера трудятся четко и профессионально. Теперь в доме уютно и светло. Расценки адекватные. Тем, кто ищет качественные окна, стоит посетить “Практику Комфорта”. Их адрес: Москва, Варшавское шоссе, 39. Будете приятно удивлены!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content