Share With Your Friends

Laacibka Abdullahi Jamac oo utartamayey Somalia orodada ayaa guul weyn usoo hooyey. Ciyaaraha Africa Game ee lagu qabtay dalkaas Ghana ayuu soo galay kaalinta labad 5000kun ee mitir.

Wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook “Ilaahaa mahad leh 35 kadib orodka Somalia oo aan bilad usoo qaaday iyo 8sano oo aan tababar adag soo sameeyey.

Laacibkaan oo iska soo bixiyey qarashaadka uu tartanka ku tagay iyo uga qeyb galay ayaa sidoo kale sheegay in uu kaligiis yihim kaasoo aan caawinaad ka helin xiriirka ciyaaraha fudud ee dowlada fedralka Somalia.

MUQAALKA ORODKA HALKAAN HOOSE KA DAAWO:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!