Share With Your Friends

Kooxda Arsenal oo horyaalka Ingriiska ee Premier League sanadkaan hogaamineysa. Ayaa dhaawac uu soo gaaray laacibka ugu muhiimsan ee da,ada yar ee Bukayo Saka.

Xili uu xulkiisa qaranka ee England tababara ka hor ciyaaraha saaxiibtinimada ee la ciyaarayaan Baraasiil iyo Biljimka.

Kasoo dhaawac soogaay sida warbixinta xiriirka xulka Ingiriiska ey ku sheegeen warbixintooda. Lama oga inta ey la eg tahay dhaawaciisa. Maadaama ey kooxdiisa Arsenal wajihi doonto 10bari kadib kooxda Manchester City oo horyaalka kula xifaaltameysay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!