DEG DEG: SHARMA BOY OO KA HADLAY ASAGA SAALIM KASKEY WAXA KA DHAXEEYO IYO HESHIISKA EYB GAAREEN!

Share With Your Friends

Muqaaal ayaa hada lasoo dhigay barta Youtubeka Kaskey Production waxaana muqaalka kasoo muuqday fanaanka Sharma Boy oo kahadlay Heshiis goor dhow ey gaareen. Sidoo kale hees cusub oo Putland loogu talagay ayaa uu sheegay in ey hada duubeen asaga iyo saxiibkiisa Kaskey oo mar dhawey arimo iyo dad ey isku direen.

Muqaal Sharma Boy oo soo dhigay markii uujoogay Jabuuti bartiisa Tiktok ayuu sheegay in uu isla maraas kasaay ayaa lmaalmahaan lawaday baraha bulshada waaxa uuna karaali galiyey saaxiibkiisa Kaskey. Sharma boy ayaa yiri dadku waa isku dhacaan walid, walaal, asxaab iyo nin iyo xaaskiisaba. Wixii dhaxmaray ayuu sheegay ine ka noqdeen xalay dhalay.

Halkaan Ka Daawo Muqaalka :

2 thoughts on “DEG DEG: SHARMA BOY OO KA HADLAY ASAGA SAALIM KASKEY WAXA KA DHAXEEYO IYO HESHIISKA EYB GAAREEN!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!