DEG DEG: SHARMA BOY OO KA HADLAY ASAGA SAALIM KASKEY WAXA KA DHAXEEYO IYO HESHIISKA EYB GAAREEN!
Muqaaal ayaa hada lasoo dhigay barta Youtubeka Kaskey Production waxaana muqaalka kasoo muuqday fanaanka Sharma Boy oo kahadlay Heshiis goor dhow ey gaareen. Sidoo kale hees cusub oo Putland loogu talagay ayaa uu sheegay in…