DAAWO: SHARMA BOY OO SOO BANDHIGAY DHALINYARADA SOOCAAYDAY EE SOOMALILAND! OW UU KA SEEXAN WAAYEY

Share With Your Friends

Fanaanka Sharma Boy oo aflagaado iyo caato xalay ka fakatay kadib markii uu helay fariimo dhaafaya 500 xaga WhatsApp ka. Dhaliyadaasi ayaa hanjabaad iyo aflagaado ugeestay fanaanka da,ada yar ee Sharma Boy.

Asagoo careysan ayuu bartiisa Instagram ka soo galay waxa walina sii socday aflagaada commentiga loogu soo qorayey barta liveka Instagram ka.

Fanaanka oo udulqaadan waayey ayaa ka falceliyey oo caay iyo erayo xun ka fakadeen. Isla subaxii fanaanka ayaa ka raali galiyey arintaas.

Muqaal ayuu goor dhaw soo dhigay bartiisa Youtube ka kuna faahfaahinayo sida ey arintaas u dhacday iyo dadka ey isku dhaceen oo baraha bulshada caanka ka ah iyo codokooda soo bandhigay iyo sidan xun ey ugu gafeen. Sidoo kale markale ayuu raadi galin weyn ka bixiyey.

MUQALKA HALKAAN HOOSE KA DAAWO:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!