Share With Your Friends

Muqaal ay barta youtube soo dhigtay Fatxiya Cabsiiye bartamihii December oo ay ku wareysanaysay hooyo Saafi sheekh Caamir, ayaa lagu shaaciyay in fannaanka reer Canada Cabdullaahi Goof fal kufsi ah kula kacay hooyadan gaari dhexdiisa, 23 sano kahor.

Hooyadan ayaa lagu qasbay in ay qariso arrintan, maadaama ay kasoo jeedday reer magac ku dhex leh bulshada.

Wareysiga ayay ku shaacisay hooyo saafi sida uu falkan aadka u fool xun u dhacay.

waxay sheegtay inay ahayd xilli maqrib ah marka falka lagula kacayay, waxayna shaacisay inuu ku qabtay bastoolad si uu u cabsi galiyo uguna gaaro dantiisa.

Hooyadan ayaa ku dhiirratay inay bannaanka soo dhigto arrintan kadib markii ay ka warheshay sida tacaddiyada noocan ay bulshada ugu soo badanayaan.

9 thought on “Subxanallah: Fannaan caan ah oo kufsaday haweeney da’ah.”
  1. Awalnya cuma coba-coba main slot online karena lihat teman sering menang, ternyata setelah gabung di dominobet pengalaman main jadi lebih nyaman karena pilihan game lengkap dan bonus hariannya lumayan rutin.

  2. Kalau masih kurang puas, lanjut aja ke poker88 link alternatif terbaru yang menawarkan suasana berbeda dengan gaya permainan klasik yang tetap punya daya tarik tersendiri.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!