Share With Your Friends

Afar xaasle sufyan Axmed oo wareysi laga qaaday jimcihii, ayaa shaaca ka qaaday in callanka soomaaliya uu yahay sheydaan xiddigta cad ee ku dhex jirtana ay tahay mid sheydaan uu ku shaqaysto.

aflagaadada uu sufyan kula kacay callanka soomaaliya, ayaa ka dhigan in dadka soomaaliyeed ay yihiin dad caabuda shaydaan.

dad badan oo kala duwan ayaa ka carrooday arrinta sufyaan uu ka dhawaajiyay, waxayna sheegeen in uu yahay wax magarato aanan hadalkiisa micna ku fadhin.

Sufyan ayaa horay ugu noolaa dalka maraykanka, magaalada california. waxaana looga soo tarxiilay dalka maraykanka fal galmo xoog ah oo uu kula kacay gabar caddaan ah.

One thought on “Subxanallah: Nin soomalida ku tilmaamay inay gaalo wada yihiin.”
  1. в каком городе зимы будут холоднее санкт петербург красноярск
    москва кп восток москва сколько на
    автобусе от кишинева до москвы билеты на поезд москва санкт петербург
    дешевые туда и обратно сапсан

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content