DEG DEG: Muniir aqaa oo loogu hanjabay dil kadib muuqaal uu soo geliyay youtube.

Share With Your Friends

Xogo sir ah oo aan helnay ayaa sheegaya in Seyga ikran ozil,Lii heybe dil ugu hanjabay Muniir aqaa oo ah shaqsi baraha bulshada qaasatan youtube caan ka ah.

Arrintan ayaa cirka isku shareertay kadib markii uu Muniir aqaa bartiisa youtube soo dhigay muuqaal uu ku muujinayo jaceylka uu u qabo Ikran Ozil oo ah xaaska lii heybe.

Ikran oo saaxiib dhow la ahayd Muniir aqaa waqti badan ka hor intaysan isguursan Lii heybe.

ikran ayaa bogaadisay jaceylka ilaahay dartii ee uu u qabo Muniir.

Halkan ka daawo muuqaalka muniir aqaa lagu qabsaday oo kooban.

https://youtu.be/bEqeY2jZT2k

Be the first to comment on "DEG DEG: Muniir aqaa oo loogu hanjabay dil kadib muuqaal uu soo geliyay youtube."

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


error: DIGNIIN AA QABTAA !!