Share With Your Friends

Kooxda Arsenal ayaa xagaagaan ku bilaawday badis sadax kulan oo Premier League ga Ingriiska ah. Kooxdaan ka dhisan Caasimada Ingriiska ee London ayaan ciyaaro qurux badan soo bandhigtay markii ey sadax kulan xiriir ah badisay kadib markii ugu horeysay in muda ah. Weyna ugu dambeysay waaguu ey Premier League ku qaaday iyadoo aan hal ciyaar xataa laga badin oo guuldaro la,aan ku hanatay horyaalka Ingriiska. Ilaa hada lama jabin rekordkaas.

Sanadkaan is badan weyn ayaa ka muuqdo kooxda Arsenal. Waxa egna rajeynaayaan in ey markale kusoo laabtaan badinta koobabka waaweyn sida Premier League ga.

Ka Muqaalka hoos Daawo Warbixinta ciyaarta Arsenal vs Bounemouth 3-0.

https://youtu.be/6g4by-Y1GCM
9 thought on “Kooxda Arsenal oo soo bandhigtay 3 kulan PL Wacdaro.”
  1. I think this is among the most vital info
    for me. And i am glad reading your article.
    But should remark on some general things, The website style is wonderful,
    the articles is really excellent : D. Good
    job, cheers

  2. We’re a group of volunteers and starting a new scheme in our community.
    Your website provided us with valuable information to work on. You’ve done an impressive job and
    our whole community will be grateful to you.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content