Deg deg: Qaali ladan oo geeriyootay iyo arrin naxdin badan oo sababtay dhimashadeeda.

Share With Your Friends

Qaali ladan oo dhawaan fanka iskaga baxday ayaa la shaaciyay in ay geeriyootay ayadoo heeseysa.
arrintan naxdinta badan ayaa waxaa ka dhawaajiyay gabadh soomaaliyeed oo ku riyootay Qaali oo heeseysa kadibna ay nafta ka baxeyso ayadoo heeseyso.

Maahan markii ugu horreysay musiibo noocan oo kale ah lala xiriirinayo Qaali oo in mudda ah ku jirtay fanka.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa hadal haya dhacdadan dhif iyo naadirka ah ay ku riyootay gabadhan.

Qaali oo loo sheegay arrintan ayaa weydiisatay umadda islamka ah inay usoo duceeyaan,ayadoo ka dhawaajisay inaysan dib dambe fanka ka soo muuqan doonin.

Qaali ayaa isaga baxday fana kadib geeridii ku timid saaxiibteed Muniish oo ahayd gabadh barta tiktok caan ka ahayd.

2,022 thoughts on “Deg deg: Qaali ladan oo geeriyootay iyo arrin naxdin badan oo sababtay dhimashadeeda.