Share With Your Friends

Baryahan ayaa waxaa aad usoo badanayay hadalhaynta afar xaasle sufyan. mushtamaca kala duwan ee kudhaqan gayiga somalida ey dagto ayaa waxey sikala duwan uga falceliyeen fikirka uu layimid shaqsigan.

dhanka kale afar xaaslahan ayaa waxaa loo soojeediyay dhaliilo kala duwan waloow eey jirin wax cadeemo oo ilaa haatan lagu hayo.

xasaska takeeya ayaa ah kuwa aan horay loogu arag gayiga somalida dhanka kale dadka ayaa isla dhaxmarayay in eey yihiin dumar aad udulqaad badan.

ilo xog ogaal ah oo lagu kalsonaan karo ayaa soo shaacinayo dhacdo xun oo soo kala dhaxkala gashay xaaska sadexaad iyo takeeye waloow aan la ogeen waxa sababay. waxaana warbahinada sheegayaan in madaxa jug kasoo gaartay.

23 thought on “Deg deg: xaaska saddexaad ee taakeeye oo arin layaab leh kukacday sheegtayna sir lalayaabay.”
  1. Best comments:
    Подробно расскажем, как Оспорить завещание – Мончегорский районный суд Мурманской области онлайн или самостоятельно Оспорить завещание – Мончегорский районный суд Мурманской области Оспорить завещание – Мончегорский районный суд Мурманской области онлайн или самостоятельно

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!