Share With Your Friends

waxaa dhawaanahan si talan taalli ah baraha bulshada loogu hadal hayay falal dembiyeedkii uu ka dambeeyay afar xaasle Sufyaan sheekh axmed, ex Taliye taakeeye.

Farxiyo jaamac oo ah mid kamid ah xaasaska Taakeeye oo cod qarsoodi ah laga duubay, ayaa shaaca ka qaadday in ninkeeda habeennimadii axadda uu ku riyooday asagoo mas weyn madaxa ka cunaya.

Maahan markii ugu horreysay mucjiso noocaan oo kale uu arko Taakeeye.waxaana uu horay ula kulmay qarow iyo dhibaatooyin dhanka hurdada ah.

2 thought on “Subxanallah:Afar xaaslihii oo sir culus kashifay iyo Mucjiso Naxdin leh oo la tusay.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!