Share With Your Friends

Hees uu dhawaan soo qaaday Qamar suugaani oo la yidhaahdo magaceeda Maryan axmedey, ayaa saameyn weyn ku yeelatay fannaanka, kadib markii la shaaciyay in dhawaqa ereyga illuminati lagu dhex arkay heesta.

Taageerayaal carreysan ayaa ku eedeeyay Qamar suugaani inuu ku biiray diinta shayaadiinta ay caabudaan.

Qamar oo arrintan ka hadlay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inaysan waxaasi ka suuroobin,lagana been abuuranayo.

Halkan ka daawo Muuqaal uu Qamar soo dhigay bartiisa instagram ka oo ka cabanaya beenta laga faafiyay.

https://youtu.be/95M8TdoR0v8
32 thought on “DEG DEG: Qamar suugaani oo oohin afka furtay kadibna sheegay…”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!