MUCJISO: DILAACA DHULKA AYAA LAGU ARKAY QAARADA AFRIKA EY KALA QEYB SAMI DOONOTO! SIDA SOMALIA

Share With Your Friends

Qaarada muga weyne ee afrika yaa qubaraha ey leeyahii in ey kala qeybsami doonto. Waaxaa la sheegay in Somalia iyo Ethiopa iyo Kenya ey ku jiraan kuwa ka goi doona qaarada afrika. Kuwaasoo gooni noqon doono waiba waxaa udhaxeyn doona wadamaadas iyo qaarada Afrika bad baaxad weyn leh.

Kadib markii lagu arkay dhul kala goay oo wadanka Kenya lagu arkay kadib markii dhul gariir xoogan ka dhacay mar dhaweyn. Kaaso kala gooyey dul baaxada weyn oo kuyaala Kenya. Dhilaacaan waxa uu katarjumayaa is badalka dulka iyo aduunka waxa sidoo kale la rumeysan yahay in uu aduunka malaayiin sano kahore uu ahaay mid mid isku dhagan oo hal meel kuwada yaalo.

Dhaqdhaqaaqa laqabyada dhuulka hoose ayaa sababay in uu dhulku kala dhaqaaqo oo qaarado uqeybsamo. Sidoo kale in ey sameysmaan qadad dhulka ah iyo buuro fulkaanoyin ah iyo dhul gariir baaxad weyn oo sababaya kala sii goa dhulalka aduunka. Taasina waxa ey ubaahan tahay fahmkedu in wax laga barto marka hore sida uu dulka ushaqeeyo. Dhulka ayaa ka kooban dabaqyo is duldulsaaran ilaa xadka hooseeey iyo kan kore eynu kunool nahay.

Sidaan wax badan uga ogaatid dhulka iyo sida uu ushaqeeyo Daawo muqaalkaan Hoose

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!