Share With Your Friends

Qadro Cabdikaafi Abshir o la waysanaa ku dhawaad 9gaal billood meel walbana laga waayey ayaa maanta
Deegaanka dabayl ee duleedka Degmada Guriceel laga helay meydkeeda .

Qadro ayaa iyadoo jar jaran ayaa jawaana lagu riday laguna tuuray meedkeedi Baraag biya kujiraanSawirka idin muuqda wa qolfoofta meydka qadro ee laga soo saaray baraagta kadib markii ey biyihii ka dhamaaadeen

Dhamaan umada somalied waxaan ka codsaneena in loo duceeyo Qadro oo maanta la xaqiijiyay geerideeda
In ilaa heey u naxariisto Sidoo kale dhamaanteen aan alle kabarino Dadki saan u galay qadro in ilaaheey si dag dag ah usoo ifbaxiyo.

69 thought on “9 bilood kadib ayaa meydkeeda oo qalfoof ah la,helay dhacdo xanuun badan.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!