Deg Deg: Kooxda Chelsea Ayaa Guuldaro culus ku dhacday !
Kooxa kala ah Leeds iyi Chelsea ayaa waa dhax maray kulan kii sadaxaad ee Premier League sanadkaan. Kooxda Leeds ayaa gurigeed ku qaabishay kooxda London kadhisan ee Chelsea. Ciyaartu marka ey mareysay 33daqiiqo yaa goal…