Ciidanka Mareekanka habeenimo udaatay iney Madaxweynaha Venezuella oo habeenimo jiifa gurigiisa. Diyaarada qumaatiga ukaca ee Black Hawk ee mar lagu duqeeyey Muqdisho ee lasoo riday ugu dambeytii ciidankii Genaral Ceydiid.
Markab ayaa lagu soo qaaday Madaxweynahay Venezuella iyo xaaskiisa. Maxkamada kutaala New York kaas oo lagu maxkamadeyn rabo ayaa lagu yiri war saxaafadeed.

Donald Trump ayaa kusheegay war saxaafadeedkiisa in Mareykanka uu sii hogaamin karaa doono Dalka Venezuella siina maamuli doonaan.
Dalal badan ayaa siweyn u cambaareeyey sida Turkey, China, Ruushka iyo madax kale ee aduunka. Madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka Kamala Harris ayaa ayuduna siweyn u cambaareysan. Waxeyna sheegtay in madaxweynaha uu damaca Oil eysan aheyn in dalkaas usoo daabulaan moqaadaraad.