Kooxda Barcelona kusoo laabatay garoonkeedii Camp nou oo shirkada Spotify la magac baxay taas oo shirkada Spotify heshiis kula jiraan xaquuqda magaca cusub ee garoonka Spotify Camp Nou.
Ciyaartii ugu horeeysan kadib dayactir iyo kordhin baaxada kaas oo qaadaya 105kun oo dad.

Ciyaartii ugu horeysay ey kula ciyaaraan ayaa noqotay kooxda Athltic Club ee horyaalka Laliga. Kooxda barceloona ayaa 4 iyo 0 uga badisay dhigeeda Athletic club gurideeda cusub Spotify Camp Nou.

Waxaa goolkii ugu horeeyey ku dhaliyey laacibka Robern Lewandoski. Ferran Torres oo labo gool dhaliyey labadaas goolna waxaa caawiyey laacibka da,ayar ee Lamine Yamal.

Lamine Yamal oo 90kii daqiiqo ugu horeysay waayihiisa kubada cagta garoonka Spotify Camp Nou ku dhameystay. Garoonkaan intaa laxirin ayuu ciyaartiisii ugu horeysay waayihiis soo galay ciyaarta oo dhiman 7 daqiiqo asagoo jiro 15 sano.
Malaga yaabaa laacibka Lamine Yamal inuu garoonkaan kadhigo wacdaro sida laacibiintii hore ee kusoo dheeshay sida Messi.