Muqdisho oo dhismeysay maalin kasta aduunk caasimadaha kale tartan kula jirta laakiin caruurta dayacday.
Caruurta kunool Caasimada Muqdisho ayaanan heysay qalab iyo goobaha caruurta ku ciyaaraan xaafada Muqdisho.
Waxey ku ciyaraan jidadka iyo laamiyada baabuurta maraan, taas oo halis weyn ku ah caruurta iyo dhalinyarada.

Maxaa loo dhisi la,ayahay goobaha caruurta isku madadaaliyaan ey xaqa uleeyihiin iney helaan.
Garoomo kubada cagta ayaa waxaa si shaqsi ah ufurteen ganacsato kuwaas oo dhalinyada roon roon lacago saacadihii kaqaadaan. Laakiin yaa umaqan caruurta yar yar oo ubahaan goobaha caruurta bilaashka ah.
Ganacsatada guryaha dhisaneysa iyo dowlada xil ma eysan iska saarin caruurta jidadka iyo dhismayaasha meel kasta kadhisanaya.
Iskuulada malaha goobaha caruurta ku ciyaaraan qorshana majiro. Waa caqabadaha taagan oo qofna aan ka hadlin oo ubaahan in maamulka gobalka iyo dowlada wax ey tahay iney ka badasho.